Daawo: Nin madaxiisa Geliyey Bir Shabag ah kuna Guuldaraystay inuu Dib uga Saaro!!!!


Maxbuus Shiine ah oo ku jira Saldhig Bilays oo ku yaal Chine ayaa madaxiisa geliyey birta Shabaga ee Saldhiga.

Eedaysanaha ayaa madaxiisa geliyey birta si uu ula hadlo garsoore ka dibna waxa uu ku guuldareystay inuu mar kale la noqdo madaxiisa.

Laba askari oo bilays ah ayaa isku dayay inay madaxiisa ka saaran shabaga birta ah ee uu la galay madaxa laakiin way ku fashilmeen, waxaa ku soo biiray mid sadexaad waxayna ugu dambeyntii ka saareen madaxii maxbuuska si dhib badan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso