Maamulka puntland Waxay farogalin Iyo fadqalalo Ka dhexwadaan Somaliland Iyo Somalia-Gud-Siciid.

Hargeysa(Toggaherer)-Maamulka puntland Waxay farogalin Iyo fadqalalo Ka dhexwadaan Somaliland Iyo Somalia-Gud-Siciid.

Gudoomiye Ku xigeenka Kowaad Ee Golaha guurtida Somaliland Ayaa mudanayaasha golahaasi ka hor akhriyey warqadii uu Madaxweynaha somaliland u soo gudbiyey Shirgudoonka Golahaasi.

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso