Gudaha Ka Eeg :Ciidamada Somaliland Oo Ku Ruqaansaday Garawe Isla Markaana Ku Sugan Hadda Deegaanka Tukaraq .

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa waxaa ay ku ruqaansadeen magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland halkaas oo uu ku sugan yahay madaxweynaha dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa la sheegay in tuuladda Tukaraq ee Gobalka Sool oo kastam u ahayd Maamulka Puntland ayaa Saaka aroortii Hore ay gaadheen Ciidamo Ka tirsan Ciidamada qaranka Somaliladnd.

Sidoo kale magaalada Tukaraq ayaa waxaa ay Garowe u jirta 100 KM halka magaalada Falayr-yaale ay u jirto magaalada Garoowe 70 KM.

Talaabadan ay ciidanku saaka qaadeen ayaa imaanaysa iyadoo Madaxweynaha dawlada fadeerlka ah ee Somalia Mudane Mohamed Farmaajo uu Shalay Garowe yimid .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso