Magaalo Holland ku taal oo jidadkeeda u bixisay magaalooyinka Falastiiniyiinta!

Dhaqdhaqaaqayaal ayaa ku daabacay bogga baraha bulshada, sawirada waddooyin magaalo Eindhoven ee Holland oo loogu magac daray magaalooyinka iyo tuulayaasha Falastiiniyiinta.

“Magaaladda Eindhoven ee Holland waxay ugu magac dartay waddooyinka magaalada magacyada magaalooyinka Carabta ee Falastiin iyaga oo barbar istaagaya Falastiin,” ayuu lagu qoray Twitterka.

Waddooyin badan oo ka mid ah ayaa sita hada magacyada magaalooyinka Falastiiniyiinta sida Hebron, Beytlaxam, Naasereet iyo Tiberias.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso