Caruus Hindi ah oo Oohin Miciinsaday Ka dib Markii la soo afduubtay Khasabna Loogu guuriyey


Bilayska Gobolka Bihar ee qaybta bari ee dalka ayaa bilaabay baadhitaan cabasho ah nin dhallinyaro ah oo la afduubay laguna qasbay inuu guursado Haweenay aanu garanayn.

Afduubka iyo guurka khasabka ah ee ragga waa caadi in qaybo ka mid ah gobolka Bihar ee Hindiya ka dhaco.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso