Waa imisa mushaarka Hassan Nasrallah?


Xoghayaha Guud ee Hezbollah Hassan Nasrallah ayaa shaaca ka qaaday wareysi uu la yeeshay Kanaalka Lubnaan ee Al-Mayadeen in mushaarka uu bil walba qaato ee xisbiga uu yahay $ 1,300, iyada oo qaybo loo jaro iska caabinta.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso