Daawo: Kalkaalisooyin Camaa Jureeyey Ilmo Yar oo Dhashay Xarun caafimaad Da`if ee Sucuudiga!!

Fiidiyoow la soo dhigay bogagga Bulshada ayaa muujinaya kalkaaliso caafimaad oo camaa-juraynaysa ilmo dhashay Cisbitaalka Da`if ee dalka Sucuudiga, halka kalkaaliyeyaasha kale ee jooga goobtuna ay ku qoslayaan iyaga oo ka dhiganaya Riwaayad iyo wax lagu qosolo dhacdada ay samaynayso Kalkaalisadani.

Fiidiyowga oo si ballaadhn ugu faafay baraha Bulshada, ayaakeenay cadho badan halka Maamulka caafimaadka ee Da`if ay sheegeen in ay bilaabeen Baadhitaan ku saabsan dhacdadan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso