Caasimada Somaliland Waxaa Si rasmi Ah Uga Bilaabantay Howlo Dhalinyarada Fooda la Baxda Lagaga jaraayo.

Hargeysa(Toggaherer)-Caasimada Somaliland waxaa Si rasmi Ah Uga Bilaabantay Howlo Dhalinyarada Fooda la Baxda Lagaga jaraayo.

Xukuumada Somaliland ayaa iclaamisay howlo timaha lagaga jaraayo dhalinyarada caadaysatay in ay ku daydaan dadka ajaanibka ah oo fooda la baxa ,waxaana suuqayada magaalada hargeysa si buuxda uga socota timojarista da-yarta sida dhaqan xumada ah timahooda u jarta ,iyadoo ay indhahaagu qabanayaan xubno ka mid ah ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacan tooda ula tagay dhalinyaradaasi dhaqankeena suuban khilaaftay ,waxaanay ciidamadu ka jarayeen fooda dheer ee ay la baxeen ,amarkaasi dayarta lagaga nadiifinaayo dhaqan xumada ayaa waxaa si buuxda ugu dhawaaqay xukuumada somaliland.

Halkani Hoose ka dhagayso warbixintaasi oo kooban:

Dhagayso warbixin kooban Oo aanu idiinka diyaarinay olole Xukuumadu timaha kaga jarayso dhalinyarada fooda la baxda .

Advertisement

Ku Xayeysiiso