Waxaan Halkani ka Salaamayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Bulsho Weynta Somalilandba- Xil Mubaarik

Hargeysa(Togaherer)-Waxaan Halkani ka Salaamayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Bulsho Weynta Somalilandba- Xil Mubaarik.

Xildhibaan Mubaarik Axmed jaamac kana Tiran Mudanayaasha aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Madaxweynaha qaranka somaliland Md- Muuse Bixi cabdi ku bogaadiyey musuqmaasuqa uu la dagaalamayao iyo Golaha wasiirada Kooban ee uu soo dhisayba.

Halkani ka Daawo Muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso