Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Walaac Xoogan ka Muujiyey Xaalada Xabsiyada Wadanka Oo Liidata.


Halkani ka dhagayso xubin wareedkasi oo faahfaahsan:
Guddiyada Golaha Guurtida Somaliland ayaa qaylo dhaan ka muujiyey xabsiyada dalka oo ay liidato..




