Waa Hubaal Ah Inaanu Xilka Dawlad Nimo Sidaas Kaga Maqnaan Doonin…..

Waa Hubaal Ah Inaanu Xilka Dawlad Nimo Sidaas Kaga Maqnaan Doonin…..

Wasiir Kasta Oo Loo Soo Magacabo Wasaarada Warfaafin Waxa Lagu Yidhaa Waxad U Tagaysaa Shaqale Aan Kala Danbayn Iyo Maamul Midna Aan Lahayn.

Waana La Sii Baqa Galiyaa Kadib Isagoo Is Difaac Ku Jira Ayuu Yimaada Wasaarada Warfaafinta Bilowga Talaabada Horaba Rag Dhiiran Oo Xaqoodina Maqan Yahay Ayay Isku Dhacan Ilayn Waa Wasiir Waxkale Laga Soo Dhaadhiciyaye’ Markaasa Lagu Yidhaa Waxaanu Sheegaynay Weeyan’ Waa Ku Waas Durtabdiiba Kugu Bilaabay.
Wa Inaad Hebel Iyo Heblaayo Birta Dhaafisaa Garoo Waa Ragii Iyo Hablihii Danta Qaranka Dagda U Rogtay Ee Hadh Iyo Habeenba Hawsha Ugu Badani Ku Dhacaysay Lakiin Mudo Kadib Xaqiiqada Ayuu Wajahaa Waana Nin Iyo Raganimadii.

“Sidoo Kale Shaqaalaha Wasarada Warfaafinta Waxa Laga Dhaadhiciyaa Oo Lanagu Yidhaa Waxaa Laydin Keenay Ama Laydiin Soo Magacaabay Nin Jaajacoora Sharcigana Aan U Hogaan Samin Siduu Donana Yeela’ Iska Diciya Hadalka Wanaagsan Waxba Kuma Laha Wasaaradaas Ayaa Ka Cabanaysay Hadalo Noocaasa’ Kadib Shaale Diyaara Oo Isdifaacaya Oo Cadaalad Raba Iyo Wasiir Aragti Qaldan Aamin San Ayaa Fooda Isla Gala Waxaanu Isku Dayaa Inuu Awood Adeeg Sado Shaqadii Qarankuna Sidaas Ayay Hakad Ku Gashaa Isku Dhacna Ku Yimaadaa Lakiin Laguma Kala Tago Waayo Hal Dan Ayaynu Leenahay Waana Inaynu Danta Qarankeena Halkuu Hiigsanayo Gacmaha Isku Qabsanaa.

In Kastoo Dhawr Qof Oo Wasaarada Kamida Marka Wasiir Lasoo Magacaababa Ay Aqalkiisa Ugu Tagaan Oo Ay Kitaab Kale U Akhriyaan Si Aanu Maamulka Hoose Uga Badalin.!!

Sikastaba Ha Ahaatee Shaqaaluhu Qofkay Nacaan Mooyee Malinta Badal Dhaco Waxa Lakala Tagaa Wasiir Jecel Shaqaalaha Iyo Wasaarada Warfaafinta Waxaana La Badalaa Isaga Oon Jeclaysan In Labadalo Iyo Shaqaale Jecel Wasiirkooda.

“Hadaba Wasiir Cismaan Saxardiid Cadaani Taariikhdaa Qori Waaxanu Ahaa Shaqsi Muwaadin Nimadu Ku Mudantahay’ Halyay Hawl Kar Ah Dadkuna U Sinaayeen Cunfi Iyo Nacaybna Aankala Tagin Wasaarada Warfaafinta Isagoo Lajecel Yahayna Isbadalkii Raacay.

Waxan Aamin Sanahay Inaanu 6-Bilood Kawada Maqnaan Doon Xukumada Hadda Talada Haysa Ee Madaxwayne Mudane Muuse Biixi Cabdi Gadh Wadeenka Kayahay.

Wa Bilaahi Tawfiiq.

marwaan sulub

Advertisement

Ku Xayeysiiso