Gabay Hibasho waa weedhi ex wasiiradii hore

Gabay Hibasho
waa weedhi ex wasiiradii hore
Ex wasiir ina Riyo Raac
Riyo  baa qormadii soo galo qatay hadalkiiye
wasiiradatan aad qaybise qolaba reer siisay
madhibanba qaatee hadad  qadisay reer kayga
Qaniinyaba qaniinyaa furtee Qaaqha odhan waayin
Ex wasiir Qabyo
Qabyo baa qormadii soo galo qaatay hadalkiiye
kursigad dangiigtana Anaa dowkasta umaraye
dibnahayga hadalkan ka idhi doorsan kulahaaye
hadhowyay is qoosalintani kula qadhaadhanin
Nabsigu waa madaale  Allow doorkale ijooji
Ex wasiir ina Bin
Bin baa qormadii soo galo qatay hadalkiiye
jeegantu qoruxday lahayd qiimaheed dhimaye
waa qoriska xoornimo midaad qaaday mantaba ee
Qooskagi mooye  Cimraan mabad qiimayne
Qolwkii Alle iyo maad rumayn Qodob inoo yiille
Macirkad xukumi Aradki  waa diiday taladaaye
Ex wasiir Samsam
Samsam baa qormadii soo gashoo qaaday oo tidhiye
ma xasuusnid muusow waxan  xoolo soo fadhaye
ma xilgudanin imaad lihid oo xiiqay ildilkay ye
xigaalnimo udirir baan ahaa waa xabiib runahee
waar eedahay maxaa igu diree Golihi(G wasiir) ii diiday
ilaahbaa xaqsoore isagan kuxawilayaaye
lasoco cadadka danbe
Ibrahin maxamed

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso