War Deg Deg : Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Golaha Wasiirada Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor dhaweyd shaaciyey xubnaha cusub ee golaha wasiirrada.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu ku dhawaaqay gole wasiirro ah oo ka kooban 23-wasiir iyo 9-wasiir ku-xigeen, kuwaas oo hareeraha qaban doona hawsha qaranka.

Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa golihiisa wasiirrada cusub u nashqadeeyey qaab ka duwan midkii xukuumadihii dalka hore usoo maray, waxana meesha laga saaray wasaarado hore u jiri jirey, halka hal goob lagu mideeyey wasiirro hore dhawr wasaaradood kala ahaan jirey.

Halkan ka akhriso magacyada golaha xukuumadda cusub ee madaxweyne Muuse Biixi.


Advertisement

Ku Xayeysiiso