Dadweynaha Caasimada Somaliland Ayaa Dareen farxadeed ka Muujiyey Xukuumada Uu Soo Magacaabi Doono Madaxweynaha la Doortay.

Hargeysa(Toggaherer)-Dadweynaha Caasimada Somaliland Ayaa Dareen farxadeed ka Muujiyey Xukuumada Uu Soo Magacaabi Doono Madaxweynaha la Doortay.

Dadweynaha ku dhex ganacsada Suuqa waaheen ee Magalada Hargeysa oo si gaara ugu waramaayey shabakadani Radio Toggaherer ayaa waxay dareen farxadeed ka muujiyeen xukuumada cusub ee uu dhawaan soo magacaabi doono ,isla markasina waxay dadweynahaasi ganacsatada ahi waxay si wadi jir ah duco ugu dirayeen madaxweynaha la doortay muuse Biixi cabdi in Eebbe xilka u fududeeyo,halka ay sidoo kalena ay ka rajaynayeen in kaabayaasha dhaqaalaha dalka iyo adeegyada arrimaha bulshada uu horumarin ku samayn doono.

Halkani ka dhagayso warbixintaasi aanu idiinka soo diyaarinay dadweynaha caasimada somaliland waxyaabaha ay ka filayaan xukuumada uu muuse biixi uu soo magacaabi doono dhawaan:

Warbixin-Dadweynaha Caasimada Somaliland ayaa dareen farxadeed ka muujiyey xukuumada uu soo magacaabi doono Madaxweynaha la doortay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso