Daawo: Ciyaaraha Dagaalka kii ugu Xooganaa Sanadka !!!!

Marlon Morayes ayaa dhulka ugu tuuray ciyaaryahankii ka soo horjeeday Allegman Stirling, isagoo garaacay habeenkii kulankooda UFC Fight Night 123.

Murray ayaa Ku dhuftay Stirling’s wajiga taas oo keentay inuu dhulka ku dhaco isaga oo dawakhsan.

Dad badan ayaa rumeysan in tani noqon karto tii ugu xoogga badanayd goobaha dagaalka ee sanadkan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso