11 qoob-ka-cayaaraha Turki oo magangelyo waydiistay Dalka Hungary!!!

Sida laga soo xigtay Warbaahinya Hungary, 11 qoob-ka-cayaaraha Turkiga ayaa magangalyo siyaasadeed ka dalbaday Hungary ka dib markii ay bandhig u tageen.

Wakaaladda wararka ee Turkiga Dogan ayaa sheegtay in 11 ka mid ah 16 ciyaartoy oo ka mid ah kooxaha Turkiga ee soo bandhigay qaab ciyaareedkooda dhowaan ee Hungary ay sameeyeen talbaadaas.

Wakaaladu waxay sheegtya in Wasaaradda Isboortiga iyo Xidhdhiidhka Qoob ka ciyaarka ee Turkiga ay fureen baadhitaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso