Sawiro :Madaxweynaha La Doortay Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhakhaatiirta Soamliland Iyo Waxyaabihii Lagaga Wada Hadlay .

Madaxweynaha la doortay  Mudane Muuse Bixii Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirka Somaliland, kulankan ayaa lagaga wada hadlay xaaladda caafimaadka ee dalka iyo siyaabaha wax looga qabanayo.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso