Sawiro :Guriga Wasiir Maxamuud Xaashi Ee Hargaysa Oo Dab Qabsaday .

Waxaa dab-qabsaday guriga uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi kaas oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada Hargeysa .

Ciidanka Dab-damiska ayaa la tacaalay bakhtinta dabka qabsadey gurigaas , waxaana agagaarka guriga ku xeeran hada ciidanka Madaxtooyada kuwaas oo saxafaada ka ilaalinaya in ay duubtaan muuqaalo ku saabsan gubashaa guriga isla markaana dadka shicibka ahna celinaya

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay dabka qabsaday Gurigaasi .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso