Gudaha Ka Eeg:Taageerayaasha Dhalinyarada Hiigsi Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Dhalinyarada Dhigooda Ah Ee Xisbiyada Mucaaradka

ururka taagerayaasha Hiigsi ee xisbiga kumiye ayaa habeenkii xalay ahaa casho sharaf ay ugu talagaleen dhigooda dhalinyaradii xisbiyada mucaaradka soomaliland ugu sameeyey hotel bacado ee magaalada hargeysa .
ujeedada casho sharaftan oo ahayd sidii ayna marna xidhiidhka iyo walaaltinimada ka dhaxaysa dhalinyarada kala mabda ah aynu Ugu kala tagayn xisbiyada ,afkaaraha iyo mabaadiida kala duwan ee ay kala aaminsanyihiin .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso