Tacsi: Aqoonyahan Maxamed Yuusuf Diirqadhaadh, Xaaskiisa iyo Caruutiisa oo Tacsi u diraya Dhamaan Reer Gabaxadi Geerida ku timid Axmed Yaasiin AHN

Ina lilaahi wa Ina ileyhi raajicuun,Marxuum Axmed Yassin Gabay xadi,wuxu aha siyaasi,halgame si mug leh uga soo qayb qaatay xornimu doonkii iyo gobanimadi Somaliland ee 1960 iyo tii 1990,wuxu ka mid ah madaxaddii SNL iyo SDU,wuxu ka mid ah odayaashii u xoryenta Somaliland laaantooda aan wax yaab faraban suurtagal ahaadeen,geesi qaranka ku leh abaal fara badan in la xus mudan, waxaan qaranka Somaliland ka tacsidanyaa geerida xaq ah waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenya reer Gabay xadi oo aano nahay ehel,asaxaab gaar ah,siiba reer Axmed Yasin ,ilaahay qabriga ha u waasiciyo ,Jantual Fardous na ugu abaal gud,samir iyo iimaan saadiq ahna ha inaga siiyo,wuxu nin qiimo iyo qadarin leh Allahuma Aamiim

Advertisement

Ku Xayeysiiso