Daawo: Aqoonyahano Uu Hogaaminaayo Gudoomiye Khadar Ismaaciil Elmi oo ka soo Amababaxay Dalka Maraykanka oo Lagu soo dhaweeyey Madaarka Hargaysa

Togaherer:

Aqoonyahano Dhawr ah oo Ka soo kicitimay dalka Maraykanka gaar ahaan Magaalada Seatel Oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyihii Hore eeĀ  Gudida Beesha Cidagale ee Gobolka Seatel Khadar yare Ismaaciil Cilmi ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Weyn ee Hargaysa.

Xubnahan ayaa u soo kicitimaday dalka sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Ololaha Doorashada Ayaamaha Soo socda laga Filaayo in ay ka qabsoonto Dalka Somaliland Kuwaas oo u soo guntaday sidii ay u taageeri lahaayeen Cabdiraxmaan Ciro iyo Wadani.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso