Haweeney u dhalatay dalka Iran oo Ku dul Ogaatay in ninkeedu Khiyaameeyey Diyaarada Qatar Airways Dusheeda + Diyaarada oo Bedeshay Khadkeedii

Diyaarada Qatar Airways ah oo ka timid Doha una socotay Bali oo ku taal Indonesia ayaa lagu khasbay inay ku degto Hindiya.

Waxaa la sheegay in haweeney ka mid ah rakaabka ay  aad u kacday si ba`ana u xanaaqday ka dib markii ay ogaatay in ninkeeda khiyaameeyey.

Ninka Naagtan qabay oo Irani ah fadhiyayna dhinaceeda laakiin yar jiifsaday seexdayna ka dib markii uu ga`may ayay haweeneydu u isticmaashay ninkeeda fartiisa inay ku furto telefoonkiisa gacanta.

Ka dibna waxa dhacay in Labadii Lamaane ay dagaalamaan markii shaqaaluhu ay ku fashilmeen inay hoos u dhigaan xaalada ayuu duuliyuhu wuxuu go’aansaday in uu ka dejiyo diyaarada Magaalada Chania Dejiyona Iyaga iyo Ilamahodiiba.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso