Pope-ka Xarunta Vatican ka ayaa Alle uga Baryay inuu beddelo quluubta Wax uu ugu Yeedhay argagixisada


Pope Francis ayaa cambaareeyay weerarradii dhawaan ka dhacay Soomaaliya, Afgaanistaan iyo New York.

Pope ayaa sheegay in kuwa Hubaysani ay adeegsadeen magaca Rabbiga si ay qiil ugu dayaan falalkooda rabshadaha.

“Waxaan Waydiisanaynaa Rabbi inuu bedelo Qalbiga argagixisada iyo inuu ka nadiifiyo adduunka nacaybka iyo dilka, kaas oo ka faa’iideysanayaan magaca Rabbiga ee faafinta dhimashada,” ayuu Pope ku yidhi hadalkiisa.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso