Filibiin ayaa ku dhawaaqday guusha ay ka gaadhy ururka Dawlada Islaamiga ee Marawi

Wasiirka difaaca Philippine Delphine Lorenzana ayaa sheegay in dagaalka lagaga soo horjeedo jabhada Islaamka ee Marawi ku dhamaaday Guusha shan bilood oo dagaall ah kadib.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in maydka 42 mucaarad laga helay laba dhismo iyo masaajid.

Ciidanka Philippines ayaa qiray inay wali jiraan dagaalyahano.

Qiyaastii 1,000 qof ayaa lagu dilay dagaalka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso