Britain Oo Waajahaysa  khatartii ugu weynd ee abid ay Aragto!!!

Ingiriiska ayaa waajahaya khatarta ugu weyn ee ka imanaysa xagjiriinta madaxa hay’adda MI5 ayaa sheegay Talaadadii.

Hadal uu ka jeediyay badhtamaha London Andrew Parker ayaa sheegay in hanjabaadu ay marayso heerkii ugu sarreeyay  34 sano oo Arrimaha Mukhaabaraadka ah.

“Hanjabaadu way ka duwan tahay tii aan waligay ogaa shirqoolo ayaa kaga imanaya UK  gudaha iyo dibadda  mu`aamarado xaga  internetka iyo nidaamyada adag iyo sidoo kale Tooriyeyn qorshayaal muddada dheer ah iyo weeraro aan toos ahayn weerarradu mararka qaarkood waxay ka dhigi karaan fikradda ah in qorshe lagu fuliyo dhawr maalmood gudahood.

Xagjiriinta ayaa kor u qaadey dacaayadkooda taas oo ka caawisay inay qorato kooxo cusub oo lagu weeraro dhammaan dalalka Yurub Bariga Dhexe iyo Afrika.

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso