Skip to content
  • Home
  • Wararka
  • Waraysiga Khaaska ah
  • Rayiga Dadweynaha
  • Diinta
  • About Us
  • Contact Us

Links

Bookmarks

  • Hadhwanaag
  • Maroodijeexnews
← Si Kedis ah Canada oo Qabatay Ninka u Khatarta Badan ee Ay Raadinayeen Maraykanku!!!
Booqashada Boqorka Sucuudiga : Hudheelada Qaaliga ah  ee u dhow Kremlin ayaa loo Xidhay dhamaantood +Waftigiisu waa 1000 Ruux Habeenkiina Qolku waa $ 2,400!!! →

 Dagaal Nolol ama Dhimasho oo dhex maray Nin Indonesia iyo Mas Weyn oo Todoba Miter ah!!!

Published on October 5, 2017 by Magan

37-jir Indonesian ah ayaa awooday inuu ka adkaado Mas weyn laakiin dhaawac halis ahi ka soo gaadhay waxaana loo  qaaday isbitaalka si loogu daweeyo.

Sida laga soo xigtay Daily Mail  ninka ayaa marayay jidka gurigiisa halkaas oo uu kula kulmay laba Nin  oo Jidka ku  xaniban  sababtoo ah Maska goostay Dhexdana ku duubtay Wadada.

Ninkan geesiga ah ayaa si mutadawacnimo ah uga shaqeynayay si uu uga saaro Maska  wadada Gobolka Riau ee badhtamaha Indonesia waxaanu ka qaniinay gacanta.

“Waxaan isku dayay inaan qabto  ka dibna gacanta ayuu iga qaniiay” ayuu yidhi Maska ayaa ahaa Todoba Mitir laakiin kama uusan quusan ismana dhiibin muddo ayay xarbiyeen ilaa uu dilay maskii.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso


© 2011–2026 ToggaHerer. All rights reserved | Website designed by Ramaas Software