Daawo: Saaka Waxaa ka furmay Madasha Shirarka ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan Tababarkii Xirfadaha kala Duwan

Waxaa saaka. Kafurmay madasha shirarka ee Sayid Maxamd  Cabdulle  Xasan tababarkii xirfadaha kala duwan. Oo lasiinayo dhalinyaro laga soo kala xulay Degmooyinka iyo Magaalooyinka.

Dhalinyaradani waa kuwii ugu horreeyay ee shirkada TACAB IYO MAAL TM. Ee ladagaalanka saboolnimada iyo mashaqaystenimada. Tababarkan waxaa kasoo qaybgalay wasiirka madaxtooyada DDSI mudane Cabdi Mahad Maxamed Cabaase , Wasiir Ku Xigeenka Xafiiska Maamulka DDSI MudaneMudane Deeq Cabdilaahi Buraale  iyo masuuliyiin kale oo heer deegaan ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso