Gudaha Ka Akhri :  Tuug Dhacday Dukaan Dahable ah Paris oo La Xukumay!!

 

Dukaankii ay Tuugtu Xadeen Dhacdadii labaad ee 2014 ee Paris

Maxkamad Faransiis ah ayaa ku xukuntay Saddex Tuug  xabsi  ilaa 15 sano iyada oo lagu soo oogay labo dhacdo oo Paris ka dhacay laba sano ka hor.

Dhacdadii ugu horraysay ayaa tuugtani  xadeen dukaan dahabka iibiya 2013-ka ,Tuugta  ayaa ka  baxay dukaanka iyaga oo aan wax raad ah kaga tegin, waxayna dhaceen  dahab lagu qiimeeyay $ 4 milyan.

Dhacdadii labaad oo dhacday laba sano ka dib tuugta ayaa ay isweydaarsadeen bilayska rasaas taas oo dhaawacday askari bilays ah iyo tuug.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso