Daawo : Nin Sucuudi oo U Hadiyeey Xaaskiisa Gaadhi Hummer ah Ka dib Markii loo Fasaxay Haweenka Wadista Gawaadhida..

Baraha bulshada iyo Warbaahinta ayaa la wareejinaya muuqaal muwaadin Sucuudi ah oo xaaskiisa Ugu deeqay Gaadhi Hummer ka dib go’aankii Boqor Salman bin Abdul Aziz oo u oggolaaday haweenka inay Kaxeeyaan Gawaadhida.

Ninkan  ayaa sheegay inuu yahay ninkii ugu horeeyay ee Boqortooyada  ee u Hadiyeeya xaaskiisa intii loo fasaxay Haweenka Wadista Baabuurta wuxuu u mahad naqay Boqorka Sucuudiga.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso