Daawo: Laba askari oo Israeli ah oo ku dhintay Golan-ta la haysto!!!!

Sarkaal Yuhuudi ah iyo Hal askari ayaa ku dhintay afar kalena waa ay ku dhaawacmeen shalay markii Kaare ay fuushanaayeen la dhacay intii lagu jiray tababar Golan Heights la haysto.
Labada Askari ee Dhintay

 

Sida laga soo xigtay wariye, askarta dhaawac ah ayaa loo duuliyey Cusbitaal si loogu daaweeyo.

Taliyaha ciidanka Beriga Major-General Kobe Brak ayaa u magacaabay guddi baadhitaan Dhacdada sidoo kalena iyana waxa la magacaabay gudi kale oo baadhitaan oo baadhaysa wadista habeenkii.

Wwaxa iyana Baadhitaan furay bilayska millatariga.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso