Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay .

Ujeedo:Xil kaqaadis

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Md:Ismaaciil Cabdi Daahir

Waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 25/09/2017 Xil ka qaadis ku sameeyay Xubnahan Hoos ku qoran.

Isaga oo tixraacaya warqadaha  sumadoodu kala yihin  UCID/XGW/134/2017, UCID/XGT/022/2017 ee ay maamulada  Gobolada  Awdal iyo Togdheer ee ay  usoo gudbiyeen Gudida anshaxa ee Xisbiga UCID .

  1. Khadar Maxamed Aadan

Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee Xisbiga UCID

  1. Cabdiwahaab Cismaan Cumar

Xoghayaha  Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Maxamed Aadan Jibriil

Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Cabdilaahi Aadan Axmed

Xoghayaha Maaliyada Garabka Dhalinyarada ee Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Siciid Cabdiraxmaan Muxumed (Kamaan-Boosto)

Xoghayaha wacyigalinta Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

  1. Amaal Axmed Sugaal

Guddoomiye Ku-Xigeenka Garabka dhalinyarada ee Xisbiga UCID

  1. Hanad Cabdi Yuusuf

Guddoomiyaha Garasbka Dhalinyarada Gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID

  1. Maxamed Axmed Caydiid

Xoghayaha Maaliyada gobolka Togdheer ee Xisbiga UCID

  1. Farax Axmed Faarax

Xidhiidhiyaha Garabka dhaliyarada gobolka togdheer ee Xisbiga UCID

  1. Axmed Cismaan Ducaale

Guddoomiyaha Garabka Dhaliyarada Gobolka Awdal ee Xisbiga UCID

 

 

ALLAA                                              MAHAD                                 LEH

 

Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID

Md:Ismaaciil Cabdi Daahir ___________

Advertisement

Ku Xayeysiiso