Daawo: Dimishiq oo laga Helay God Dhereriisu yahay 50-kilometer oo ay Qoteen Mucaaridku

Sarkaal ka tirsan  ciidanka Suuriya ayaa sheegay in ay wali maleeshiyada mucaaradku ay ka wadaan dagaal qarsoon  magaalada Dimishiq, iyagoo  isticmaalayo Shabakad adag  oo ah godad kuna yaala  duleedka magaalada, gaar ahaan Ein Tarma iyo Jobar.

 

Qeybo ka mid ah Godadka ay  isticmaalaan ragga hubeysan  qiyaastii waa 50 kiiloomitir taas oo ay isticmaali karaan Qaarkood Guuto Dhan oo  millatari ah waxaana jira meelo lagu kaydiyo rasaasta iyo Goobo nasasho labadaba.

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso