Safiirka Jarmalka ee Turkiga oo markii labaad, saddex maalmood gudahood loo Yeedhay

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa u yeedhay Danjiraha Jarmalka ee Ankara u Fadhiya Martin Erdman markii labaad , saddexdii maalmood ee la soo dhaafay gudahood Sida ay Wariyeen warbaahinta Jarmalka .

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa u Yeedhay Erdman 16kii Sebtembar sababta oo ah taageerayaasha PKK oo Ka Mudaharaaday magaalada Jarmalka ee Cologne.

War saxaafadeed ay soo saartay laba maalmood ka hor wasaaraddu waxay cambaareysay “abaabulidda dibad-bax ay ka dhacay magaalada Jarmalka ee Cologne oo ay soo abaabuleen Dhincayada Taageera PKK “.

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso