Gudaha Ka Akhri Nin Muddo 20 sanno ah u xidhnaa Dambi Aanu Gelin oo La Sii Daayay 

 

 

Sanadkii 1995 nin  magaciisu yahay Yangming ayaa lagu soo oogay dil waxaanu ka soo laacay in ka badan 20 sano ah oo xabsi ah.

Sannadkii 2015 ayaa kiiskani waxa  dib u eegay Maxkamadda Sare ee Guizhou Aakhirkiina waxay  imika go`aamisay in  aanu waxba galabsan oo uu bari yahay.

Mr Yangming ayaa ka codsaday Maxkamadda Sare ee Guizhou  magdhow  ka badan 13 milyan oo Yuan.

Ugu danbeyntii wuxuu helay lacag ka mid ah magdhow iyo xoriyad shaqsiyeed Magdhawga uu helay ayaa dhan 16.3 milyan oo yuan, iyo sidoo kale magdhow dhaawaca maskaxda oo qiyaastii dhan 400,000 yuan.

Haddana waxa uu rajeynaya in dawladda  shaqo ka helo. Nietzsche ayaa u sheegay , “Muxuu waxtar u leeyahay? Labaatan sano oo dhalinyaro ah ayaa sidan i dhaafay , waqtiguna ma dib u socdaa?

 

Waraqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso