Daawo :Xog-Hayaha Dawaldda Hoose Oo Meesha Ka Saaray Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Duqa Caasimadda .

Xog-hayaha Dawladda Hoose Ee Hargaysa ayaa sheegay in aanu jirin mushahar la’aan soo food saartay shaqaalaha Dawladda hoose, waxaana hadalkaasi uu burinaya hadal hore uga soo yeedhay Duqa Caasimadda oo sheegay in shaqaalaha Dawladda hoose muddo bilo ah aanay mushahar qaadan, cashuur yaraan dhacday darteed .

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Xog-hayaha Dawaldda Hoose .

 

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso