Daawo: Ilbidhiqsigii Uu Dumay Gidaar ku Yaala Shiine Burburiyayna 10 Baabuur

Gidaar ayaa ku soo Dumay geerash Baabuurta la dhigto kuna yaal gobolka Yan’an ee Shiinaha wuxuuna burburiyay 10 baabuur oo Safan, Waxaana laga arkay Sawiro ay qaaday kamarad ilaalinta markii derbiga baabi’iyey baabuurta soona dumay.

Deegaanka ayaa roob muddo dheer da`ayay ayaa loo malaynayaa In uu sababay waxaana la aaminsan yahay in uu ciidda daciifay seeska Darbiga Gidaarkan Soo Dumayay ayaanay Cidi waxba ku noqon

Advertisement

Ku Xayeysiiso