Daawo: War Deg deg ah: Saddex Ruux oo Danab Ku dilay Degmada Baki iyo Roobab Xoogan oo ka da’aya Gobolka Awdal

Roobab Mahiigaan ah oo Galabta ka da’ay Gobolka Awdal Gaar ahaan Degmada Baki ayaa Khasaare nafeed ka dhasheen.

Warar ka hordhaca ah ee aan helayno ayaa sheegaya in Saddex Ruux uu danab ku Dilay Degmada Baki.

Alle ha u raxmadee Saddexda Ruux ayaa kala Hooyo iyo Ilmo ay dhashay oo danabku dilay Deegaanka Xoorta halka Ruux kale oo wiil ah uu ku dilay deegaanka Dheenta oo ka tirsan Baki.

Wixii faahfaahin ee ka soo kordha kala soco Shabakadda Wararka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso