Daawo “Ismaaciil Yare Isagu Bari buu iga Soo Caayay Se Anigu Galbeed Baan uga Soo Ducaynayaa Ismaaciilow Inaadeerka Xumi Wuxuu Dhaama Inaadeer La`aanta“ Samsam Maxamed Cige oo Fariin Dirtay

Samsam Maxamed Cige  ayaa Fariin u dirtay Siyaasi Ismaaciil Aden Cismaan Oo Ka tirsan Xisbiga Wadani oo ay Hadalo hore is waydaarsadeen Waxayna Tidhi“ Ha i Caayo Se Ma Ihi Inantii u Horeysay ee uu Caayay, Inantii Tobnaad ee Reerkooda ee  uu Cayoo Isagu Bari buu iga Soo Caayay Se Anigu Galbeed Baan uga Soo Ducaynayaa“

Advertisement

Ku Xayeysiiso