Finland oo ka Soo Horjeedsatay joojinta wada xaajoodka Turkiga ee Midowga Yurub

Xukuumadda Finland ayaa sheegtay in ay ka soo horjeedo joojinta  wadaxaajoodyada ku-biiritaanka Turkiga ee Midowga Yurub.

Angela Merkel ayaa ballan-qaaday in ay joojinayso wadaxaajoodka Ankara haddii ay dhacdo in dib loo doorto.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Finland Timo Sweeney ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la sii wado wada xaajoodka Turkiga iyada oo ay jirto dhibaatooyin xaga xuquuqda aadanaha ah, ayuu yidhi.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso