Gudaha ka akhri: Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Guddi Hawleedyo, Si Loo Dardar Galiyo Hawlaha Xisbiga Xiligan Doorashada Iyo Ololaha Dalku Galayo

 

Hargeysa, (Hargaysa) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa magacaabay guddi hawleedyo, si loo dardar galiyo hawlaha xisbiga Waddani, maadaama oo dalku galay wakhti doorasho iyo olole, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay xisbiga Waddani.

Guddi hawleedyadan oo ka kooban Sagaal guddi, ayaa lagu sheegay War-saxaafadeedka in loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxa uu Magacaabay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

War-saxaafadeedka lagu magacaabay guddiyadan oo dhamays tiran ayaa u dhignaa sidan:-

Markaan darsay                       Qodobka 30aad Farqaddiisa 7aad iyo xeerka xisbiga WADDANI

Markaan arkay                         Baahida loo qabo in la sameeyo guddi hawleedyo.

Markaan la tashaday:             Xubnaha Hoggaanka xisbiga Waddani

Markaan ku qancay:              Muhiimadda ay leedahay in la dardar galiyo hawlaha xisbiga.

Maadaama dalku galay wakhti doorasho iyo olole (campaign), loona baahan yahay dedaal iyo dardar-galin waxaan maanta oo taariikhdu tahay 25th August 2017 magacaabay guddi hawleedyo u xil-saaran qorshaynta, qaabaynta iyo dhaqaajinta hawlaha horyaala xisbiga Waddani, si loo xaiijiyo himilada xisbiga ee ah Isbeddel Caddaalad iyo Horumar ku dhisan.

1. Guddiga Warbaahinta iyo Wacyigelinta

1. Md Cali Sheekh Ibraahim Aareeye

2. Marwo Milgo Maxamed Cilmi

3. Xil. Ibraahim Mahdi Buubaa

4. Muniir Axmed Cigaal

5. Md Cabdisalaan Maxamuud Ducaale

6. Marwo Saado Jaamac Aadan (Saado-dheer)

7. Md Jamaal Xuseen Hurre

8 Md Cali Axmed Kooshin

9. Maxamed Sidiiq Cabdilaahi

10. Md Aadan Maxamed Ibraahin

11. Md Cabdi Aw Siciid Cawaale

12. Marwo Faadumo Aadan Cawad

13. Maxamed Jaamac Abgaal

14. Mawliid Maxamed Muumin.

2. Guddiga Dhaqaalaha

1. Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed

2. Md Xirsi Cali Xaaji Xasan

3. Md Jamaal Jaamac Xaamud

4. Kayse Cali Geeddi

5. Md Xasan Xuseen Codyare

6. Md Cali Cabdi Saa’iq

7. Marwo Faadumo Suudi Xasan

8. Dr Cali Ibraahim Maxamed (Sanyare)

9. Md Axmed Xuseen Fagfagaash

10. Marwo Qadan Maxamed Cismaan (Qadan-hoodo)

11. Md Bashiir Cabdi Xariir

12. Md Siciid Sulub Maxamed

13. Md Cabdifataax Xuseen (Gamaameeye)

14. Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen

15. Marwo Filsan Cabdiraxmaan

16. Md Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac.

3. Guddiga Arrimaha Bulshada

1. Prof. Qaasim Sh. Ibraahin Tubeec

2. Md Muuse Cabdilaahi Nuur

3. Md Aadan Sul. Cabdiraxmaan Sul. Diiriye

4. Md Yuusuf Khaliif Axmed

5. Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Xoog)

6. Md Aadan Cabdilaahi Dhagayare

7. Md Faarax Cilmi Geedoole

8. Dr Idiris Aadan Cali

9. Md Cali Cabdilaahi Dagaal

10. Md Maxamed Cali Qase

11. Md Maxamed Muuse Cabdi (Galaydh)

12. Md Yoonis Axmed Yoonis

13. Marwo Maryan Maxamuud Dirir

14. Md Maxamed Muuse Tiyo

15. Md Jaamac Maxamed Hilaac.

4. Guddiga Arimaha Gudaha iyo Difaaca

1. Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro)

2. Md Axmed Jaambiir Suldaan

3. Md Ismaaciil Aadan Cismaan

4. Md Maxamed Nuur Caraale Duur

5. Md Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood)

6. Md Ibraahin Ducaale Boos

7. Md Cabdirashiid Macalin Muuse

8. Xil Cali Xaaji Maxamed Muuse

9. Md Aftax Siciid Jaambiir

10. Marwo Foosiya Kayse Faarax

11. Md Cabdiraxmaan Axmed Ilkacase

12. Md Axmed Maxamed Cali (Axmed Naasir).

5. Guddiga Siyaasadda iyo Arimaha Dibada

1. Md Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde

2. Md Maxamed Biixi Yoonis

3. Md Ismaaciil Hurre Buubaa

4. Dr Maxamed Cismaan Fadal

5. Amb. Cali Aadan Cawaale

6. Md Maxamed-wali Cali Xasan

7. Md Maxamed Haaruun Biixi

8. Md Axmed Cabdilaahi Cawaale

9. Md Mawliid Waris Cabdilaahi

10. Md Maxamed Cali Aw Cabdi

11. Marwo Suhuur Xasan Abiib

12. Marwo Safiya Cumar Faarax

13. Marwo Faadumo Siciid Ibraahin

14. Md Cabdiraxmaan Maxamed Magan

6. Guddiga Caddaalada

1. Md Maxamed Cabdilaahi Uurcadde

2. Md Xuseen Axmed Caydiid

3. Md Barkhad Jaamac Xirsi

4. Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle

5. Md Axmed Cabdilaahi Al-imaam

6. Md Cabdi Guuleed Gaboobe

7. Md Maxamed Xirsi Ismaaciil

8. Dr Maxamed Siciid Gacamay

9. Md Maxamed Saalax Cige

10. Marwo Ifraax Xiis Kaahin

11. Md Baashe Yuusuf Axmed

12. Md Maxamed Cali Suudi

13 Marwo. Kinsi Xuseen Qawdhan

14. Md. Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje)

7. Guddiga Abaabulka Iyo Xidhiidhka Gobollada

1. Md Abiib Diiriye Nuur (Timacadde)

2. Xil. Baar Siciid Faarax

3. Md Axmed Cabdilaahi Xamarje

4. Md Muuse Yuusuf Raabbi

5. Md Cabdilaahi Axmed Daamur

6. Md Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare)

7. Md Xamse Cabdiraxmaan Khayre

8. Md Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed (Taarwale)

9. Md Siciid Xaashi Cali Wayd

10. Md Naasir Beddel Ismaaciil

11. Md Siciid Muuse Cabdi (Bustaale)

12. Md Xuseen Aadan Cadde

13. Md Idiris Cabdi Maxamed

14. Cali Axmed Cabdi (Cartan)

15. Md Cismaan Afgaab Nuur

8. Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah

1. Md Maxamed Baaruud Cali

2. Md Cismaan Aw Aadan Faarax

3. Md Aadan Axmed Warsame

4. Md Maxamed Xuseen Siciid

5. Sh. Saleebaan Sh. Cabdilaahi Muuse

6. Md Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)

7. Md Cabdirisaaq Daahir Jaamac

8. Md Cabdilaahi Digaale Cali

9. Md Cawil Cabdi Xasan

10 Marwo Amran Xaashi Cabdi

9. Guddiga Hawlaha Guud

1. Md Cabdi Haybe Maxamed

2. Md Xasan Cismaan Aw Aadan (Sabce)

3. Md Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini)

4. Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed

5. Mubaarig Cabdi Xasan

6. Marwo Amaal Cabdiraxmaan Warfaa

7. Md Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan)

8. Marwo Ayaan Axmed Baashe

9. Marwo. Khadiija Xaaji Ismaaciil Bandare

10. Marwo. Caasha Maxamuud Dage

11. Md Cabdiwali Maxamuud Faarax Budhyare).

ALLAA MAHAD LEH

Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),

Advertisement

Ku Xayeysiiso