Gudaha Ka Eeg : Masuuliyiin Xilal Ka Hayay Xisbiga WADDANI Oo Is Cassilay

Waxaa maanta Xisbiga WADDANI iska cassilay masuuliyiin xilal muhiima Ka hayay Xisbiga WADDANI .

Waxaanay is casiladooda ku sababeeyeen in Xisbigii ka baydho Dhabbadii uu hayay, isla markaana Xisbiga ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin kala afkaar ah .

Masuuliyiintan ayaa kala ah

1.Ibrahim Dahir Dubad-Xoghayihii Sayniska iyo Tiknooljiyada xisbiga Waddani.

2.Khadar Cisman Budle-Xoghayihii Gaashandhiga Xisbiga Waddani.

3.Hinda Xasan Idris-Xoghaye ku xigeenkii arrimaha bulshada.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso