Daawo :Gobolo Ka Mid Ah Dalka Maraykanka Oo Cadceedu Madoobaatay .

Dalka Maraykanka ayaa waxaa ka dhacay Qorax-Madoobaad, iyadoo gobolo ka mid ah Dalkaasi ay cadceedu madoobaatay .

Gobolka Virginia ayaa cadceedu madoobaatay, Sidoo kalena waxaa bulshada ku dhaqan dalkaasi ayaa sugayaan in qoraxdu ka madoobaato gobolo kale, Maadaama culimada ku xeel-dheer saynisku ay sii saadaaliyeen Cad-ceed Madoobaadkan .

Waxaa Xusid mudan in dadka laga mamnuucay in ay indhahooda ku eegaan, ta baddalkeedana ay isticmaalaan Muraayado u gaar ah .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso