Madaxweyne Siilaanyo oo Saaka Safar ugu baxay Wadanka Imaaraatka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md Cali Axmed Cali iyo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) ayaa saaka safar ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta

Advertisement

Ku Xayeysiiso