Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Sheegay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada .

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta warbaahinta u waramay, ayaa ayyiday Gudoomiyannimada Baashe Maxamed Faarax ee Golaha Wakiilada .

Waxaanu sheegay in Go’aankii ka soo baxay Golaha Wakiilada, Iyo kii Maxkamadda sare ay raacsanyihiin, isla markaana Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu yahay Baashe Maxamed Faarax .

Gudoomiyuhu waxaa uu intaasi ku daray in haddii Golaha Wakiiladu uu dhamaysan kari waayo muranka dhexdooda ah, in makaasi lala eegi doono .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso