Daawo : Qisadii Tuugii Sheekha Caanka Ah Noqday

Qisada aan maanta idinla wadaagayaa waa qiso rajo galinayasa qof kasta. Quraanku waxa uu Allah inoogu sheegay si kasta oo uu qofku u qaldamo iyo danbi kasta oo uu sameeyo in aan naxariista Allah laga quusan. Sheekadani waa qisadii nin tuuug budhcad ah ahaa oo markii uu khaldaadkiisii ka toobada keenay noqday sheekh caalin caan ah. Qisadaas iyo cibrooyinka ku jira halkan ka daawo

 https://youtu.be/9FIy4XMZi2c

Advertisement

Ku Xayeysiiso