Tacsi: Ku Socota Wariye Cabdisataar Sabri oo aabihii Burco ku geeriyooday

Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur Bulaale, Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye), Xasan Xuseen Cabdillahi, (Keefkeef), Axmed Cismaan Batuun, iyo dhamaan hawlwadeenada Radio Hargeysa, waxay tacsi u dirayaan Cabdisataar Claahi Cali (sabri) oo aabahii maanta lagu aasay magaalada Burco.

Dhamaan dadkaasi waxay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii jannada ka waraabiyo, ehelkii, qaraabadii iyo ummada Somaliland-na Samir iyo iimaan ka siiyo, aamiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso