Gudaha Ka Eeg :Xisbiga KULMIYE oo Masuuliyiin cusub u Magacaabay Xilal Gobolka Maroodi-jeex iyo Degmooyinkiisa ah

Xisbiga KULMIYE oo Masuuliyiin cusub u Magacaabay Xilal Gobolka Maroodi-jeex iyo Degmooyinkiisa ah
—————————————————————— Date: 05/08/2017

War-saxaafadeed

Ku: Xubnaha maamulka Gobolka iyo degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
OG: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
OG: Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =
OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabis Xilal cusub

Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga KULMIYE,
Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,
Waxaan maanta oo ay bishu tahay 05 August, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmooyinka iyo Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE.
1. Khaalid Cawil Jaamac inuu noqdo Guddoomiyaha Degmada Maxamuud Haybe ee Xisbiga KULMIYE;
2. Barkhad Maxamed Cali inuu noqdo Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada ee degmada Maxamuud Haybe;
3. Ibraahim Kayse Cabdillaahi – Guddoomiye-ku-xigeenka degmada Maxamed Mooge
4. Maxamuud Cismaan Axmed – Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada ee degmada Maxamed Mooge
5. Xuseen Maxamed Xasan (Cago) – Madaxa Abaabulka Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE
6. Mukhtaar Abiib Siciid (Allamagan) – Madaxa abaabulka degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge
7. Maxamed Muxumed Ciise – Madaxa Wacyigelinta Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH.

Maxamed Iid Dhimbiil
_________________________________
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso