Dadkoo dhanba waxay rabaan inay dawlada wax la mAamulaan By : Hamse Riiraash .

 

Aduunyada ilbaxda ahi way kala jihaysanyihiin,qaarbaana ku jihaysan siyaasad,inbaa ku shuqul leh arimaha kale ee  bulsheed,Waana siday had iyo jeer ay ku dhaqmaan wadamada looga hadhay dawladnimada iyo kuwa aduunka u yeedhiyaba.

Haddaba waxaad moodaa wadankaygan ku Dhaqanahay inay ku noolyihiin dad lagu qiyaaso saddex milyan iyo badh kuwaas oo intuba wada siyaasiin yihiin.

In badan si  caadifad iyo qaylay uga jawaabaan arimaha khusaysa dawladaba waxaad moodaa inay intuba ka war hayaan farta yar ee ka dhaqaaqda meel.

cid kAstoo ka middana  waxaad moodaa inay yihiin madaxweynayaal yar yar waana sida aynu u badanahay.

Somaliland waa dal wax badan qabsaday,wax badana u dhimanyihiin tan iyo intii dhidibada loo taakay dawladnimada.

Haddaba waxa aan leeyahay dadkAygan dhamaan yaynaan wada siyaasiyiin noqon haddii aynu kahadlaynaynaya aynu uga haddalno si aqooni ku dheehantahay

Laftirkaygu waxaan ahay siyaasi yar oo aad ila socda xaalku dalku maraayo,haddAba waxaan leeyahay dawladna idinkuna barmaajyo sameeya dadku uga mashquulaan siyaasada ma
salaam

 

 

Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso