Daarihii camirnaa sida loo tirtiraayo xamar waa ka dacwootay maqaal ku sahabsan dalka aynu jaarka nahay

Daarihii camirnaa sida loo tirtiraayo xamar waa ka dacwootay maqaal ku sahabsan dalka aynu jaarka nahay

Maanta waxaan rabaa inaan ka hadlo xaalada ka taakan dalka aynu jaarka nahay ee soomaaliya.

In badana waxa kusoo noqnoqda qaraxyo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo taas oo lugu beegsado shacab iyo dad waxbaba galabsan.

Koonfurta Somalia magaalo madaxdeedu waa muqdisho,waana dhul cimilo ahaan dhexdhexaada ahayd,waana meel ay ka talin jireen boqoro iyo salaadiin waayo hore ah.

Macnaheeduna  muqdishina waa maqcad shaah,oo macnaheedu noqonayso majliskii boqorka ama amiirka.ama meeshii sheekha.

Waxayna ku dhararsantahay  badweynta india,tan iyo kow iyo sagaashankii kadibna waxay la daalaa dhacaysay dhibaatooyin ay colaaduhu huriyeen.

Haddaba waxaan ilaah uga baryayaa inuu dhibta ka qaado kuwa xumaanta kuwadana ilaah ka qabto.

Meesha waxa faraha kula jira siyaasado xeel dheer iyo danooyin is diidan kuwaas oo wata ujeedoyin ay ku ilaashaanayaan danooyinkooda u gaarka ah waxase la iloobay danaha shacabka masaakiinta ah salaam

hamse riraash <hamseriraash@hotmail.com>

Advertisement

Ku Xayeysiiso