Mucaaridku waa mid ay ka faaidaysan karaa kiniisadan hargaysa laga furay haddi ay cambaareeyaan

Maxamed xaaji ibraahim cigaal wuxuu ahaa nin wayn oo siyaasiya oo soomaali oo dhanina afarteeda koornayd qirtay Ruug cadaanimadiisa,inaga ahaana wuxuu inoo sameeyey calan ay ku xardhantahay tawxiidka eebe,iyo distuur ay ku qorantahay wax kastoo diinta islaamka ka hor imanaya inay  tahay baadil.

Hargaysana kiniisad way ka jiri jirtay,waxana la sameeyey waagii mustacmaraadka kamayse turjumayn rabitaan shacabka lakiinse waxa lagu lanugu maqooniyay xoog iyo awood.

Shacabku waxay u badnaan jireen muslimiin,waliba shaaficiyiina, inyar oo oo gaalowday oo fara ku tiris ahaa iyo mustacmarkii uunbaa jiri jirey.

Markuu engriisku takayna,wayba iska baabaday oo may shaqaynba,dadkeenu waa dad diinta ka ahaa boodhi kaadh amase ilaashan jirey.

Oday silaanyo way ka dhabaqday,taarrikh xumana wuu inooga  taki doonaa  jiilalka danbe.

Haddaba mucaaridku waa mid ay ka faaidaysan karaan hadday cambaareeyaan,ilaahay wuxuu maqashiyaa ciddu doono adigu ma tihid mid wax maqashiin kara kuwa dhegaha ka awdan maqaalkaygu maantuna waa intaas salaam

Advertisement

Ku Xayeysiiso